Radio Kulmiye
Somali News

Hogaamiyaha Al-Shabaab oo Geeriyooday.

Jilib-KNN-Hogaamiyaha Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay in Isniintii Gelinka dambe uu ku Geeriyooday degmada Jilib ee Gobalka Jubada Dhexe kadib xanuun haayay sanadihii

Read More
Somali News

Ciidan iyo Sarkaal dhalinyar ah oo ku dhintay Qarax ka dhacay D/Walla-wayn ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Walla-Wayn-KNN-Ugu yaraan 3 Askari oo mid ka mid ah yahay Kabtan ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa ku dhintay Qarax miino oo ka dhacay

Read More
Somali News

Ciidamada amaanka oo Baaritaano ka sameeyay D/Xamar jajab kadib dil ka dhacay degmadaasi.

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ee magaalada Muqdisho ayaa xalay baaritaano ka sameeyay degmada Xamar Jajab ee Gobalka Banaadir kadib markii halkaasi koox hubeysan ay ku

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (26-06–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Barnaamijyo Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (26=06=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo Cali Ibraahim 

Read More
Somali News

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo markii ugu horeysay xafiis ka furatay Buula-Barde.

Buula-Barde-Hay’adda Socdaalka Jinsiyadda Soomaaliya ayaa markii ugu hpreysay maanta Howlgelisay Xafiis cusub ay ka furatay degmada Buula-barde ee gobalka Hiiraan oo ka tirsan

Read More
Somali News

Buula-Barde oo ku dhawaad 30 sano kadib laga xusay Xuska 26-ka June.

Buula-Barde-KNN-Munaasabad lagu xusayay 58 guurada ka soo wareegatay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {26-06-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{26-06-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga

Read More
Somali News

Mareykanka oo kaalimaha hore ka galay dalalka lagu dhibaateeyo Dumarka

Muqdisho-KNN-Sahan ay shaaca ka qaaday warbaahinta Thomson Reuters Foundation ayaa lagu sheegay in dalka Hindiya uu yahay dalka ugu halista badan ee dumar

Read More