Somali News
Somali News

Madaxweynaha Ruushka oo eedeyn u jeediyay NATO.

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa ku eedeeyay NATO inay leedahay hammi boqortooyo, iyadoo xulafada reer galbeedka ay ballanqaadayaan inay kor u qaadayaan taageerada.

Read More
Somali News

Ciidamada Booliiska Galmudug oo qabtay Qamri fara badan

Ciidamada Booliiska degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud ayaa maanta gacanta ku soo dhigay 15 kartoon oo khamri si qarsoodi la doonayay in loo.

Read More
Somali News

Meydadka Tahriibayaal laga helay Saxaraha Liibiya

Meydadka 20 qof oo tahriibayaal isla markaasna maalmo lagu la’aa Saxaraha Liibiya ayaa maanta la helay, iyada oo la aaminsanayay in ay u.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo shaaciyay in uu ka bogsaday COVID-19

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka bogsaday Xanuunka COVID-19 oo laga helay toddobaadkii hore, sida ay lagu sheegay war ka soo baxay.

Read More
Somali News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo daah furay lacag dhan 25 Milyan oo loogu talagalay Taakulaynta Abaaraha

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa maanta daah-furay lacag dhan 25 Milyan oo Doollar oo loogu talagalay.

Read More
Somali News

R/wasaare Xamse oo maanta si rasmi ah kulamo ka bilaabay xafiiskiisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay, ayaa kulammo la yeeshay maamulka, Agaasimeyaasha Waaxyaha.

Read More
Somali News

Jubbaland iyo Hay’addaha samafalka oo ka wadahadlay dadka ay saameeyeen Abaaraha

Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa Kulan laqaatay masuuliyiinta Hay’adda Gift of the Givers, ayadoo laga wada hadlay saameynta abaaraha iyo sidii.

Read More
Somali News

Xildhibaannada labada gole ee BFS oo markale su’aalo weydiiyay wasiir Beyle.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta markale kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa. Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu ahaa Akhrinta.

Read More
Somali News

Midowga Afrika oo war ka soo saaray xiisada u dhexeysa Suudaan iyo Itoobiya

Madaxa guddiga Midowga Afrika ayaa ku baaqay in la is xakameeyo, oo la is dejiyo, lana wada hadlo, iyadoo muranka xadka ee u.

Read More
Somali News

Militeriga Ruushka oo la wareegay Magaalo muhiim ah oo ku taal Bariga Ukraine

Militeriga Ruushka ayaa si buuxda ula wareegay gacanta magaalada Severodonetsk ee bariga Ukraine ka dib dagaallo xoggan oo maalmihii la soo dhaafay halkaasi.

Read More