Somali News
Somali News

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo laashey sharci oggolaanaya Ilmo iska soo rididda

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa laashay Sharciga “Roe v Wade” ee qeexayay xuquuqda haweeneyda ay u leedahay in ay iska soo rido ilmaha.

Read More
Somali News

Waqtiga Ra’iisul wasaaraha magacaaban la horgeynayo Baarlamaanka oo la shaaciyay

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sabtida codka kalsoonida u qaadaya Ra’iisul wasaaraha magacaaban, Xamse Cabdi Barre. Kulanka Xildhibaannada ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo shaaciyay in laga helay Covid-19

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud oo baaritaan caafimaad lagu sameeyay ayaa laga helay Xanuunka Covid-19. Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka warbixiyay.

Read More
Somali News

Qaramada Madoobay oo soo saartay digniin ku saabsan Abaarta iyo Dadka ku barakacay

Hay’adda isku-duwidda gargaarka bani’aadamnimo ee Qaramada Midoobay UNOCHA oo soo saartay Warsaxaafadeed ayaa sheegtay in sii kordhayaan dadka ka barakacaya Abaarta daran ee.

Read More
Somali News

Xoghayaha Ururka OIC Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Ergeyga Soomaaliya

Xoghaya Guud ee ururka Iskaashiga wadaada Islaamka OIC, Xuseen Ibraahim Taah ayaa warqadaha aqoonsiga danjirnimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday.

Read More
Somali News

Muwadiniin Soomaaliyeed oo lagu xiray dalka Mozambique

Booliiska Mozambique ayaa baaritaan ku wada shan dhalinyaro ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, kuna eedeysan in falal la xiriira Afduub.

Read More
Somali News

Carruur Nafaqa darro ugu geeriyootay Isbitaalka magaalada Kismaayo

In ka badan 30 carruur ah ayaa saacadihii la soo dhaafay nafaqo darro ugu geeriyooday Isbitaalka Magaalada Kismaayo, sida ay noo xaqiijiyeen Maamulka.

Read More
Somali News

Hakad ku yimid Horyaalka Kubbada Cagta iyo Khilaaf taagan

Horyaalka Kubbada Cagta ee Soomaaliya ayaa hakad ku yimid, ka dib markii khilaaf uu soo kala dhexgalay Xiriirka Kubbada Cagta iyo qaar kamid.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isaga oo la.

Read More
Somali News

Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka oo gaartay Garoowe

Guddoomiye ku-xigeenka 1-Aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasin Samatar ayaa Maanta gaartay Magaalada Garoowe Ee Dawlad Gobaleedka Puntland. Waxaa Garoonka.

Read More