Uncategorized

Dad beeraley ah iyo Al-shabaab oo maanta ku dagaalamay gobolka Gedo

Garbahaarey-KNN-Xiisad colaadeed oo u dhaxeysa dad beeraley ah iyo Al-shabaab ayaa maanta ka taagan magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo.

Wariyaha Idaacada Kulmiye ee gobolka Gedo ayaa soo warinaya in dagaalkaas maanta dhax maray dadka beeraleyda ah iyo Al-shabaab uu ka dhashay khasaaro soo kala gaaray dhinacyadii dagaalamay.

Halkan ka dhageyso Wariyaheena oo dhacdadaas iyo Saraakiisha Ciidamada Xoogga oo Sheegay in ay Al-shabaab kala waregeen deegaan ka tirsan gobolka Gedo ka hadlaya.

Dhageyso Wariye Jeylaani.