Uncategorized

Dhageyso:-Wasiirada Galmudug oo War ka soo saaray Khilaafka Madaxda Galmudug

Cadaado–KNN– Kulan gaar ah oo Maanta Magaalada Cadaado ay ku yeesheen Golaha Wasiirada Maamul Gobolleedka Galmudug ayey uga hadleen Khilaafka u dhexeeya Madaxda Maamul Gobolleedka Galmudug ee ka dhashay Go’aankii Madaxweyne Xaaf uu kula Saftay Xulufada Sacuudiga.

Golaha Wasiirada ayaa ku baaqay in Khilaafka Hay’addaha Dowladda dhex dooda ka jira lagu Xaliyo Dastuurka Galmudug islamarkaana laga fogaado wax walba oo hurin kara Khilaafka u dhaxeeya Madaxda Maamulka Galmudug.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warka Golaha Wasiirada