Somali News

Dowlada Somalia oo war kasoo saartay dhulgariirka ka dhacay Turkiga

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay uga tacsiyeyneysaa Dowladda Jamhuriyadda Turkiga khasaarihii iyo waxyeeladii ka dhashey dhulgariirki xoogganaa ee is xigey ee ku dhuftey qeybo ka mid ah dalka Turkiga.

Hoos ka aqriso war-saxaafadeed dowlad