Somali News

Dowladda Federaalka oo mamnuucday in laga ganacsado Gargaarka Bini-aadanimo

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,Wasaaradaha Gargaarka Dowladd Goboledyada dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa caawa soo saaray go’aan Mamnuucaya in laga ganacsado Gargaarka Bini-aadanimo ee Dalka la keeno,si looga hortago in la Masuq-Maasuqo.

Go’aanka ayaa ku soo aadaya xili Midowga Yurub uu jaray lacagtii uu ku bixin jiray Xafiiska hay’adda WFP ee Soomaaliya.

Hoos ka akhriso