Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo soo gaaraay Magaalada Muqdisho.
Muqdishho-KNN– Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayay ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha iyo.
Muqdishho-KNN– Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayay ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka. Madaxweynaha iyo.
Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed Iyo C/llaahi Kulmiye.
Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Maxamed Cabdixakiin.
Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.
Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo baarritaan lagu sameynayo sida uu u dhacay dilkii Sowda Maxamuud Xuseen iyo Sakariye Maxamuud Xuseen.
Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa maanta dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, taasi oo maalmihii la soo dhaafay ay ka taagneyd.
Ehellada Allaha u naxariistee, Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowda Maxamuud Xuseen oo xalay lagu dilay Muqdisho ayaa dowladda Soomaaliya ka dalbaday in ay.
Wararka ay heleyso Idaacadda Kulmiye ayaa sheegaya in Golaha Midowga musharaxiinta ay lagu wado in ay dib u bilaabaan kulamadoodii ay kaga hadlayeen.
Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Maxamed.
Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiraxmaan Shiekh Xasan Waxaana Marti.