Somali News

Shacabka Degmada Xarardheere oo la gaarsiiyey gargaar

Maamulka degmadda Xaradheere masuuliyiin ka Tirsan dowlad goboleedka Galmudug iyo Saraakiisha ururka lixaad, guutada 16aad ee kumaandooska Danab ayaa maanta gargaar isugu jira Raashin iyo Joodariyaal gaarsiyey shacabka ku dhaqan dagmadda Xaradheere iyo daafaheeda.

Hooska ka Daawo sawirada.