Somali News

War-murtiyeed laga soo saaray xaalada aminga ee Garoowe

Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland (PUNSAA) iyo dhammaan hay’adaha ku midoobay ayaa war murtiyeed kasoo saaray xaaladda amni darro ee kasoo korortay magaalada Garoowe.

Hoos ka aqriso war- murtiyeedka.