Day: September 6, 2017
Uncategorized

Kenya oo lacag dul dhigtay hogaamiyaal Shabaab ah.

Nairobi-KNN-Dowladda Kenya ayaa Abaal-marin lacageed oo gaareysa Sh16 million oo lacagta kenya ah dul dhigtay hogaamiyaha Al-Shabaab ee Gudaha Kenya Ahmed Iman aka Abu.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (06-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Taliyihii Ciidanka Dalka Lesotho iyo Saraakiil kale oo la socotay oo la dilay.

Muqdisho-KNN-Warbaahinta Caalamka ayaa Baahisay in toogasho lagu dilay Taliyihii Ciidanka Milatariga dalka Lesotho oo ah wadan yar oo ku yaala Koonfurta Hoose ee Qaaradda.

Read More
Uncategorized

Amaanka Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle oo aad loo adkeeyay.

Jowhar-KNN-Amaanka Guud ahaan Magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabeelle sidoo kalane ah Xarunta gobalka Shabeelaha dhexe ayaa aad loo adkeeyay waxaana la geeyay Ciidamo.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo soo bandhigay Sawirrada weerarkii ay ka geesteen deegaanka Golweyn.

Golweyn-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay Baahiyay Sawirrada weerarkii ay mdo lga joogo wax kabadan bil ay ku qaadeen Ciidamada Uganda ee ku.

Read More
Uncategorized

Rabshado u dhaxeeyo Booliska iyo Dad Shacab ah oo Xalay ka dhacday Hargeysa.

Hargeysa-KNN-Wararka naga soo gaarayo Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Soomaali-land ayaa soo sheegayo in xalay halkaasi laga maqlayay rasaas xoog leh oo u.

Read More
Uncategorized

Faah Faahin ka soo baxeyso Al-Shabaab rag oo Kenyan ah ku dilay degmada Dhoobley.

Dhoobley-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegay in ay dileen 3 nin oo u dhashay Dalka Kenya kuwaas oo ku sugnaa meel u dhaw Xuduuda oo.

Read More