Day: December 5, 2017
Uncategorized

Madaxweyne qaar ka mid ah Ciidankiisa u dhigay Aroos wadareed + SAWIRO.

Istanbuul-KNN-Bishaar Al-Asad Madaxweynaha Dalka Syria ayaa Aroos wadareed u sameeyay boqolaal Askari oo ku dhaawacmay dagaalka ay dowladdiisa kula jirto Ururka Daacish iyo.

Read More
Uncategorized

Akhriso-:Isku aadka Tartanka ugu xiisaha badan Soomaaliya oo la sameeyay.

Muqdisho-KNN- Magaalada Muqdisho ayaa mar kale marti gilineysa mid ka mid ah Ciyaaraha ugu xiisaha badan ee kubadda Cagta Soomaaliya taas oo ah tartanka.

Read More
Uncategorized

Nuxurka-: Khudbadihii laga jeediyay Shirka maalintii Labaad ka socda Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Waxaa magaalada Muqdisho maalintii Labaad ka soconaya wejigii 2-aad shirkii London ee arrimaha Soomaliya, kaasi oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda Soomaaliya,kuwa.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{05-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(05-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Saraakiisha Ciidamada Xooga oo gobalka gedo ka baadi goobaya hogaamiyaha ugu sareeya Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Taliyaha Qeybta 43 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya general cismaaciil Saxardiid  oo la hadlay idaacadda ku hadasha afka ciidamada qalabka sida ayaa.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (05-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Xasan Qeys Maxamuud:-  Farsamadii:-Dahir Abdirissaq.

Read More
Uncategorized

Puntland oo sheegtay in Itoobiya ay la Wareegtay Dhul ku yaalla Degaanno ka tirsan Gobolka Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Duqa Degmada Gaalkacyo Ee Maamulka Puntland Maxamuud Yaasiin Tumeey oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidamada Itoobiya.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (05-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} ;- Farsamadii:-Maxamed.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Amniga ” Waan ku guuleysanay amaanka magaalada Muqdisho”

Muqdisho-KNN-Wasiirka amniga Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow  ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda amaan ee Soomaaliya gaar ahaan amaanka magaalada oo maalmihii la.

Read More