Day: December 8, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(08-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Puntland oo Buuraha Calmadow Howlgalo ka wado.

Booosaaso-KNN-Wararka naga soo gaarayo Dhulka buuraha ee Puntland ayaa soo sheegayo in Ciidamada amaanka ee Puntland ay maanta Howlaglo ka wadaan deegaanadaasi. Howlgalka.

Read More
Uncategorized

Banaanbax iyo Rabshado ka bilaawday Magaalada Qudus + SAWIRO.

Muqdisho-KNN-Tan iyo markii ay Dowladda Maraykanka Qudus ku sheegtay Caasimadda Israel ayaa magaaladaasi waxaa ka socda Banaanbax rabshado wata oo u dhaxeeya Shacabka.

Read More
Uncategorized

Akhriso-:Dowladda Soomaaliya oo Bayaan ka soo saartay Go’aankii Maraykanka ee Qudus.

Muqdisho-KNN-Dowladda Soomaaliya ayaa ku biirtay Dowladaha Muslimiinta ah ee Canbaareeyay Go’aankii Madaxweynaha Maraykanka ee magaalada Barakeysan ee Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Yahuudda ee.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (08-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More