Day: December 9, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Xuseen Cabdulle Maxamed ;- Farsamadii:- Maxamud.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Puntland oo Saakay Baaritaano ka bilaabay Degaanka Af-urur ee gobalka Barri.

Af-urur-KNN-Wararka Naga soo gaaraya tuulooyin u dhow degaanka af-urur ee gobalka barri ayaa sheegaya in saakay ciidamada amaanka puntland ay howlgalo ka wadaan.

Read More
Uncategorized

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Jaamacadda oo Shir Deg Deg ah ka yeelanaya Arrinta Qudus

 Sharma Sheekh–KNN– Waxaa Maanta ka furmaya Magaalada Sharmal-Sheekh Ee Dalka Masar Shir ay isugu imaanayaan Wasiirada Arrimaha Dibadda Ee Jaamacadda Carabta,waxaana Shirkaas uu.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (09-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Dowladda oo Saakay Baaritaano ka wada Degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose

Afgooye–KNN– Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Saakay Baaritaano kala duwan ka wada Xaafadaha kala Duwan ee Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamada ayaa.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo Weerar ku qaaday Degaanka Af-urur Ee Gobolka Bari

Af-urur–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Bari Ee Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Degaanka Af-urur Ee Gobolka Bari.

Read More
Uncategorized

Golaha ammaanka oo dhaliilay go’aankii Trump

Kulan degdeg ah oo uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay arrinta Qudus, ayaa dalalka xubnaha ka ah marka laga reebo Maraykanka.

Read More
Uncategorized

Diyaarad sidday Soomaali laga soo Masaafuriyay Mareykanka oo dib loogu celiyay isla-wadankaasi

Mareykanka–KNN– Waaxda Socdaalka Wadanka  Mareykanka ayaa Xaqiijisay in Diyaarad Sidday 92 Qof oo Soomaali ah islamarkaana laga soo Masaafuriyay Wadanka Mareykanka ay Cilad ku.

Read More