Day: December 10, 2017
Uncategorized

Ciidamo ka tirsan Puntland oo la Sheegay inay gabdho ku kufsadeen degaanka garacad ee gobalka mudug.

Garacad-KNN-Wararka ka imaanaya degaan Xeebeedka Garacad oo  ka tirsan degmada Jarriiban ee gobolka Mudug ee dhanka Puntland ,ayaa waxaa ay Sheegayaan in askar.

Read More
Uncategorized

Haweenay ka tirsaneed Shaqaalaha Safaarada mareykanka ee Soomaaliya oo iscasishay.

Muqdisho-KNN-Elizebeth Schockefford  Oo aheyd Safiirkii Mareykanka u fadhisay Somaliya Ayaa iska casishay Shaqadii Ay Kawaday Somaliya oo  Mudo Yar Ay ka howgalaysay Xafiiskaasi..

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (10-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Shuceyb Maxamed Cali ;- Farsamadii:- Maxamud Dalal.

Read More
Uncategorized

Maamulka Hirshabelle oo Sheegay in Ahlusuna ay ku heshiiyeen in Xubno ay ku yeelato Maamulkaasi.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Bay’ada Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cabdi Kariin Nuur Xasan oo la hadlay idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka hadlay heshiiis la sheegay inay.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo saakay dib ugu soo laabtay Dalka

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu shir uga qeybgalay.

Read More
Uncategorized

Wasiirada arimaha Dibada ee Jaamacada Carabta oo Sheegay in Trum uu la saftay Israa’iil

Muqdisho-KNN-Kulankan  deg deg ahaa oo ay isugu yimaadeen wasiirada Arimaha Dibada  22-ka dal ee ku mideysan Ururka Jaamacada Arabta ayaa waxa ay ugu.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (10-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Faahfaahino ka soo baxaya Dilal Qorsheysan oo xalay ka dhacay Muqdisho iyo degaanka ceelasha Biyaha.

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ayaa waxaa ay ka soo baxayaan dilal qorsheysan oo  xalay siyaabo kala duwan u kala dhacay Magaalada Muqdisho iyo Degaanka Ceelasha.

Read More
Uncategorized

Dowlada lubnaan oo ku talisay in dalalka carabta ay ka fikiraan cunaqabateyn la saaro Mareykanka.

Wasiirka arrimaha dibadda ee Lubnaan Gebran Bassil, ayaa sheegay in dowladdaha Carabta ay tahay inay ka fakaraan cunaqabateyno ka dhan ah Mareykanka si.

Read More
Uncategorized

Maamulka Degmada Qansaxdheere oo beeniyay in Shabaab ay weeraro ka fuliyeen Degmadaasi.

Qansaxdheere-KNN-Gudoomiyaha  Degmada Qansaxdheere ee gobalka bay Aadan Cabdi Qooqane oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu ka hadlay dagaal la sheegay in.

Read More