Day: December 10, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{10-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{10-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

Golaha Aqalka Sare oo Ansaxiyey Xubin kamid noqonaya Gudigga Dib-u-eegista Dastuurka KMG ah

29 Mudane ayaa codka kalsoonida siiyey Abuukaate Muumino Sheekh Cumar, taas oo Xubin ka noqoneysa Gudiga Dib-u-eegista iyo Hirgalinta Dastuurka kadib hortagitaankeedii Golaha.

Read More
Uncategorized

M/weynaha Falastiin oo diiday inuu la kulmo M/weyne ku xigeenka Maraykanka oo dhawaan bariga dhexe booqan doona

Qudus: M/weynaha Falastiin Max’ud Cabaas  ayaa diiday inuu la kulmo M/weyne ku xigeenka Maraykanka Mike Pence oo dhawaan booqasho ku tagaya gobolka bariga.

Read More
Uncategorized

QM oo soo saartay Dadkii lagu dilay Soomaaliya 2016 illaa 2017

Warbixin kooban oo laga soo saaray xafiiska wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee UNSOM ayaa waxaa lago soo bandhigay tirada dadka rayidka.

Read More
Uncategorized

Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta oo soo jeediyay in Xariirka loo jaro Mareykanka

Go’aanadii kasoo baxay shirkii wasiiradda arrimaha dibbadda Jaamacadda Carabta ayaa lagu soo daray in dawladaha Carabtu ay xanibaad dhaqaale saaraan dawlada Maraykanka haddii.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(10-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (10-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Daahir C/risaaq Qoslaaye;-.

Read More
Uncategorized

War deg deg:Ciidamo ka wada tirsan Militiriga iyo Nabad sugida oo ku dagaalaamay isgooska Tarabuunka.

Muqdisho-KNN-Iska horimaad u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu ku dhexmaray isgooska Tarabuunka ee degmada hodan ee gobalka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (10-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Cabdisalaam Cumar  ;- Farsamadii:-Daahir C/risaaq.

Read More