Day: December 13, 2017
Uncategorized

Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliland oo maanta lagu caleemaha Saaraya Magaalada Hargeysa.

Hargeysa-KNN-Munaasabadda dhaarinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee la soo doortay 13-kii November ayaa maanta oo Arbaco ah ka qabsoomaysa xarunta Madaxtooyada.

Read More
Uncategorized

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta Cod u qaadaya Miisaaniyada 2018-ka.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada  Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la filayaa in markii sedexaad ay dood geliyaan Miisaaniyada Dowlada 2018-ka..

Read More
Uncategorized

Diyarada Ruushka iyo kuwa Suuriya oo Duqeymo ka geeystay Xalab iyo Dimishiq.

Diyaaradaha Dagaal ee dowladaha ruushka iyo Suuriya ayaa Duqaymo waxaa ay ka geeysteen Magaalooyinka xalab iyo Dumishiq, waxaayna dad rayid ah ku dileen.

Read More
Uncategorized

Mareykanka oo sheegay in Duqeyntii ka dhacday degaanka Mubaarak ay la beegsadeen gaari Shabaab ay ka Soo buxiyeen Waxyaabaha Qarxa.

Muqdisho-KNN-Dowladda Mareeykanka ayaa sheegtay in Ciidamdeeda Qaaradda Africa ay fuliyeen Duqayn ay la beegsadeen gaari ay Al-shabaab wax yaabaha Qarxa kasoo buuxiyeen. Mareeykanka.

Read More
Uncategorized

Shirka Iskaashiga Islaamka oo Maanta ka furmaya Turkiga iyo Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalaya.

Muqdisho-KNN-Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee loo yaqaano (OIC), shirkaasi oo uu ku dhawaaqay 6-dii.

Read More
Uncategorized

Maamulka Gobalka Shabeelaha hoose oo iska fogeeyay eedeyn uga timid Abaanduulaha ciidanka Xoogga.

Muqdisho-KNN-Xilli dhawaan Abaanduulaha ciidanka xooga dalka Genaraal  C0abdulaahi Cali Caanood uu sheegay in mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelaha Hoose ay la sahqeeyaan.

Read More