Day: December 16, 2017
Uncategorized

Dhageyso:- Milatari lagu Wareejiyay Ammaanka Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo–KNN– Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya Gen Cabdi-wali Jaamac Gorod  oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidamo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(16-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Difaaca Maraykanka “ Waxaa hubaal ah in Soomaaliya ay heshay Madaxweyne mudan in la garab istaago, balse waxa uu dhaxlay xaalad aad u adag”

Muqdisho-KNN-Wasiirka Gaashaandhigga dalka Maraykanka Jim Mattis ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababaha Maraykanku ay u xanibeen kaalmada ay siin jireen ciidanka Soomaliya. Wasiirku.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Ahlusunna oo Howlgal ka wada dhuusamareeb.

Dhuusamareeb-KNN-Ciidamo ka tirsan Maamulka Ahlusunna ee magaalada dhuusamareeb ayaa la sheegay in ay maanta dhuusamareeb ka wadaan Howlgalo ka dhan ah gaadiid muraayadaha.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (16-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed:-  Farsamadii:-Maxamed Dalal  Maxamuud;-.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (16-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Cabdisalaam Cumar  ;- Farsamadii:-Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

Maleeshiyadii Mukhtaar Roobow ee Abal oo Abaabulaya dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

Xudur-KNN-Wararka naga soo gaarayo gobalka Bakool ayaa koofur Galbeed ee Soomaliya ayaa soo sheegayo in ay halkaasi ka jitro xiisad dagaal iyo Abaabul.

Read More
News in English

Somalis face ‘slave ship conditions’ on failed deportation flight

Ninety-two Somali immigrants, set to be deported from the US, found themselves shackled at the hands and feet and The Somalis left Louisiana.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (16-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Xuseen Cabdulle Maxamed ;- Farsamadii:- Maxamud.

Read More
News in English

US Defense Secretary Optimistic About Improving Somalia Accountability.

U.S. Secretary of Defense Jim Mattis said Friday that he was optimistic about improving Somali accountability concerning the distribution of American aid to.

Read More