Day: December 16, 2017
Uncategorized

Taliyaha Ciidamada Xoogga oo maanta furay wadooyin ku xirmay Dagaalkii Gaalkacyo + SAWIRO

Gaalkacyo-KNN-Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliyeed Cabdi-wali Jaamac Gorod iyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle iyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta ku.

Read More
Uncategorized

Xaalada degaanka Abal oo saakay degan,kadib markii Wiil uu dhalay Sheekh Muqtaar Roobow dagaal lagu dilay.

Xudur-KNN-Wararka Naga Soo gaaraya Degaanka Abal oo 18 Km u jirta Degmada Xudur ee gobalka bakool ayaa sheegaya in saakay ay degan tahay.

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha gobalka Banaadir oo Culimada Soomaliyeed ugu baaqay in dhalin yarada Soomaaliyeed ay Wacyo geliyaan

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Thaabid Cabdi Maxamed mar uu la hadlay war baahinta ayuu ka dalbaday culimadda Soomaliyeed, imaamyada masaajidyada.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (16-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Madaxwaynaha Zimbabwe oo balanqaaday in dimuqraadiyada uu xushmayn doono

Xisbiga haya talada dalka Zimbabwe ee ZANU-PF ayaa taageeray in madaxwayne, Emmerson Mnangagwa, uu noqdo hogaamiyaha xisbiga. Madaxwayne Mnangagwa ayaa sidoo kale noqonaya.

Read More
Uncategorized

Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay Xoojineyso la Xisaabtanka Milatariga Soomaaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo in muddo ah waday isla xisaabtanka hay’adaha Dowladda si loola dagaallamo musuqmaasuqa, ayaa bilowday daraasad lagu hubinaayo tirada ciidamada.

Read More
Uncategorized

Soomaali lagu laayahay Dalka Itoobiya

Itoobiya–KNN–Wararka nagasoo gaaraaya deegaano ka mid ah ismaamulka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dad Soomaali ah oo tiradooda ay gaareyso 65.

Read More
Uncategorized

Kalfadhiga Labaad Ee Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta la soo xirayo

Muqdisho–KNN– Maanta oo Sabti ah 16-ka December waxaa lagu wadaa in Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho lagu soo xiro Kalfadhiga Labaad Ee.

Read More
Uncategorized

Diyaarado Dagaal oo Xalay Duqeeyay Degaanka Beer-xaano ee Gobolka Jubbada Hoose

Beer-xaano–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Degaanka lagu Magacaabo Beer-xaano oo u dhow Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Xalay Fiidkii.

Read More