Day: December 24, 2017
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (23-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed:-  Farsamadii:-Maxamed Dalal  Maxamuud;-.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (24-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} ;- Farsamadii:-Maxamed.

Read More
Uncategorized

QM oo soo dhaweysay Ansixintii Miisaaniyadda Dowladda ee 2018

Muqdisho, 24 Diisembar 2017 — Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taas oo.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Waxgaradka Gobolka Sool oo Bilaabay dadaalo Nabadeed

Laascaanood–KNN– Waxgaradka iyo Cuqaasha Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa Bilaabay dadaalo Nabadeed oo lagu doonayo in lagu joojiyo Dagaal Beeleedka ka socda.

Read More
Uncategorized

War-murtiyeedka shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka

Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo Sheegtay Dil xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Waxaa faahfaahino dheeraad ah ay ka soo baxyaaan Dill xalay ka dhacay Xaafada Via Roma ee degmada Xamarweyne,kaasi oo lagu dilay  mid ka.

Read More
Uncategorized

Xal laga gaarayo Xiisada Colaadeed ee ka jirta Suudaanta kuufureed.

Xabad joojin ay dhawaan kala saxiixdeen dowladda Suudaanta Koonfureed iyo falaagada hubeysan ayaa ka dhaqan gashay dalkaasi, tallaabadan ayaana ah isku-daygii ugu dambeeyay.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (24-12-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Shuceyb Maxamed Cali ;- Farsamadii:- Maxamud.

Read More
Uncategorized

(Sawirro)War-murtiyeed laga soo saaray shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee  lagu soo gabagabeeyay Garoowe.

Garoowe-KNN-Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob. Lataliyaha.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo Saraakiisha Ciidamada ugu digay in Askar loo adeegsado Qaab u abaabulan Qabiil

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in qaabka loo marayo dhismaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya aysan noqon hab qabiil,maadaama dhibaato fara badan.

Read More