Day: December 26, 2017
Uncategorized

Koofur Galbeed “Al-Shabaab waan ka saareynaa Goobaha ay ka joogaan Deegaanadayna “

Baydhabo-KNN-Saraakiisha amaanka maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ay deegaanada maamulkaasi kaga saarayaan Dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ku sugan meelo badan.

Read More
Uncategorized

Shacabka Liberia oo maanta u dareerayo wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Dalkaasi.

Muqdisho-KNN-Dadka reer Liberia waxa ay maanta markale u dareerayaan goobaha codbixinta si wareegga labaad ay ugu codeeyaan cidda noqonaysa madaxweynaha cusub ee waddankaasi..

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (26-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-:Norway soo celineysa in kabadan kun qof oo Soomaali ah.

Muqdisho-KNN-Dowladda Norway ayaa xabsiyada dhigtay in kabadan kun qof oo qaxooti Soomaali ah kuwaas oo sanado badan ku noolaa Dalka Norway waxaana lagu.

Read More
Uncategorized

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo maanta codka Kalsoonida loo qaadayo.

Jowhar-KNN-Waxaa saakay lagu wadaa in magaalada Jowhar uu ka furmo Kulan deg deg oo muhiim ah kaas ay yeelan doonaan Baarlamaanka Hirshabeelle waxaana.

Read More
Uncategorized

Xaaladda Afgooye oo saakay degan, kadib dagaal xalay ka dhacay degmadaasi.

Afgooye-KNN-Xaaladda degmada Afgooye degan kadib weerar ay xalay ku soo qaadeyn dagaalamayaasha Al-Shabaab xaafad ka mid ah degmadaasi oo ay ku sugnaayeen Ciidamada.

Read More
Uncategorized

Baydhabo oo markii ugu horeysay marti gilineysa shir muhiim ah.

Baydhabo-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay ayaa soo sheegaya in maanta uu halkaasi uu ka furmi doono shir muhiim.

Read More