Day: December 28, 2017
Uncategorized

Jubbaland oo Madaxda Dalka ugu baaqday inay wax ka qabato darbiga ay kenya ka dhiseyso Soomaaliya.

Wasiirka Amniga jubbaland oo la hadlay idaacadda kulmiye  ayaa waxaa fahfaahin ka bixiyay  xiisada ka soo cusboonaatay  magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo, kadib.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (28-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Xaflad lagu daah furayo Xarunta laga Maamulayo Hawada Soomaaliya oo maanta lagu wado in ay ka dhacdo Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Diyaar garowgii u dambeeyay oo lagu Daah furayo Xafladda la wareegidda Maamulka Hawada Soomaaliya wax ka badan 27 sano kadib ayaa saakay ka.

Read More
Uncategorized

Gaari looga shakiyay in ay Qaraxyo ku rarnaayeen oo lagu duqeeyay duleedka M/Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Wararka laga helayo Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo sheegaya in xalay Diyaarado dagaal ay duqeeyeen Gaari ku soo socday magaalada Muqdisho,waxa ayna saraakiisha.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Hirshabeelle”Culees badan ayay nagu haayaan Shabaab ka soo cararay duqeymaha Cirka oo soo gaaray Hirshabeelle”

Jowhar-KNN-Isagoo ka hadlayay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa sheegay in maamulkiisa uu culees badan.

Read More