Day: December 30, 2017
Uncategorized

Ruushka oo lagu eedeeyay inuu jabiyay cuna-qabatayntii la saaray Kuuriyada Waqooyi

Muqdisho-KNN-Labo ka mid ah illo wareedyada ugu waaweyn ee dhanka ammniga ee Yurub ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in booyaddo shidaal.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (30-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo maanta ka shiraya darbiga ay Kenya ka dhisayso Xadduuda gobalka Gedo.

Muqdisho-KNN-Guddiga difaaca ee Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan deg deg ah ka yeelanaya wararka sheegaya in Dowladda Kenya ay darbi ka.

Read More
Uncategorized

Shir looga soo hor jeedo Dowladda Soomaaliya oo ka socda Imaaraadka Carabta.

Abuu-Dubai-KNN-Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dalka Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo waliba Xildhibaano kale.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne C/qaasim Salaad Xasan oo wada shaqeyn ka dalbaday Dowladda iyo Siyaasiinta Mucaaradka ah.

Muqdisho-KNN-Cabdiqaasim Salaad Xasan Madaxweynihii Dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya taas lagu soo dhisay Jabuuti oo la hadlay VOA-da ayaa waxaa uu ka hadlay .

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA MURTI IYO MAAWEELO EE RADIO KULMIYE (29-12-2017)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More