Day: December 31, 2017
Uncategorized

Dowladda Uganda oo sheegtay in ay dhameestir-tay la bixitaanka Wijiga 1-aad ee Ciidanka ka jooga Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ay dhameestirayn la bixitaanka qaybta koobaad ee Ciidamada ka jooga Soomaaliya kadib hadal ay dhawaan soo saartay Dowladda.

Read More
Uncategorized

Taliyihii hore ee CXS oo Dowaldda ka dalbaday in ay la soo wareegto Ciidanka loo tababaray oo ay Dowladaha kale maamulaan.

Muqdisho-KNN-Taliyihii hore ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Yuusuf Xuseen Dhuumaal oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa Cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-:Qarax goor-dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan hal Askari ayaa ku dhintay in ka badan 3 kalane waa ay ku dhaawacmeyn kadib Qarax saakay aroortii ka dhacay wadada.

Read More