Day: January 10, 2019
Somali News

DHAGEYSO:-Axmed Madoobe oo maanta la hadlay ciidamo ku sugan Afmadow.

Afmadow-KNN-Axmed Maxamed Islaam  Madaxweynaha Jubbaland  ayaa saaka booqday Ciidamo loo diyaariyay  howlgalka xoraynta Jubbada Dhexe oo ay kamid yihiin Ciidamadii ka howlgalayay aaga.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{10-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha KG oo Goordhow gaaray Baraawe.

Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Goordhow gaaray magaalada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha hoose. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka.

Read More
Somali News

Ruushka oo ciidankeeda badda Saldhig uga sameynaysa Deegaanada Soomaaliland.

Muqdisho-KNN-Dowladda Ruushka ayaa lasheegay in ay Ciidankeeda Badda Saldhig uga sameeyneyso Soomaaliland, taasi oo ah Tilaabo ay dooneeyso in ay ku kordhiso Awoodeeda.

Read More
Somali News

Xaaladda Muhaajiriinta Griigga ku nool oo laga deeyrinayo.

Muqdisho-KNN-Hay’adda gargaarka ee Oxfam ayaa sheegtay in xerooyinka ciriiiriga ah ee magangalya doonka ee gudaha dalka Giriiga ee lagu ogaanayay dadka tabarta yar.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (10-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:– Cabdi risaaq.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (10-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxweynaha KG oo Maanta ku wajahan Baraawe.

Muqdisho-KNN-C/Casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen  Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta  ku wajahan Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose. Madaxweynaha ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Ciidamada dowlada iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Marka.

Marka-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan  Al-shabaab ayaa xalay waxaa ay  weerar ku qaadeen  Saldhig Ciidamada dowladda ay ku leeyihiin Xaafadda Ruusiya ee Magaalada Marka ee.

Read More
Somali News

Xubno Shabaab ah lagu dilay duqeyn ka dhacday Bay.

Muqdisho-KNN-Mareykanka ayaa waxaa uu sheegay in uu duqayn hor leh oo ka dhan ah Al-shabaab uu ka fuliyay Gobolka Bay, gaar ahaan Degaan.

Read More