Day: January 11, 2019
Somali News

Weerar ka dhacay Saldhiga Militariga Yeman

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya dalka Yeman ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday saldhig ay leeyihiin Millitariga dalkaasi. Diyaarad nooca aanan duliyaha wadin ayaa weerar.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (11-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (11-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Shiikh Salaad Cantoob Xasan:-.

Read More
Somali News

Masuul ka tisan Soomaaliland oo lagu dhaawacay Hargeysa.

Hargeysa-KNN-Askari ka tirsan ciidamada somaliland ayaa dhaawac u gaystay Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland Maxamed Cabdi Xergeeye. Wariyaha KNN ee Deegaanada Soomaaliland.

Read More
Somali News

Sarkaal ka tirsan Booliska Soomaaliya oo Xabsi la dhigay

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay  Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa  lagu sheegay in xabsiga dhigtay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska.

Read More
Somali News

Dad Lacag ka xaday Madaxweynihii hore ee Zimbabwe oo maxkamad lasoo taagay.

Muqdisho-KNN-Saddex qof ayaa maxkamad lagusoo taagay dalka Zimbabwe, kuwaas oo lagu eedeeyey in ay xadeen boorso ay ku jirto $150,000 oo kaash ah.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (11-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Xoghayaha difaaca dowlada Britain oo baajiyay safar uu ku imaan lahaa Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Tan iyo markii ay dowlada Soomaaliya dalka ka cayriday wakiilkii xoghayaha guud ee QM u qaabilsanaa Soomaaliya Nichalos Haysom, waxaa shaki badan la.

Read More
Somali News

Faahfaahin dab xalay ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho-KNN-Dab xoogay oo geystay Khasaaro hantiyadeed ayaa  xalay ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha oo ah Suuqa ugu weyn Soomaaliya, kaasi ay ku.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Mareykanka oo Booqday xadka Mexico.

Muqdisho-KNN-Madaxweyne Donald Trump ayaa markale ku goodiyay inuu ku dhawaaqayo xaalad degdeg ah oo qaran si lacag loogu helo dhismaha gidaarka xadka Mareykan.

Read More