Day: January 19, 2019
Somali News

Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday Sarkaal horey u dilay xaaskiisa.

Muqdisho-KNN-Maxkamada Darajada koowaad ciidamada Qalabka Sida ayaa manta waxaa ay xukun ku riday Maxamed Cabdiraxmaan Cali oo ahaa askari ka tirsan Nabad sugida.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{19-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (19-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:   Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamadii:–Iqra Axmed Maxamuud.

Read More
Somali News

Kenya oo shaacisay Hawaaneyda Hubka ka soo qaaday Soomaaliya ee lgu weeraray Nairobi.

Muqdisho-KNN-Warbaahinta Kenya ayaa waxaa ay shaaciyeen magaca haweeney Ciidanka Amnigu ku eedeeyeen in ay Soomaaliya ka qaaday hubkii Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay.

Read More
Somali News

Faahfaahin Dagaalka ka dhacay Baar Sanguuni.

Kismaayo-KNN-War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in ay la wareegeen saldhig military oo ku yaala duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobalka.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (19-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Booliiska Sudan oo Rasaas ku furay Dad Baroor diiq isu soobaxay.

Muqdisho-KNN- Booliiska Sudan ayaa rasaas nool u adeegsaday Dad ku hor baroordiiqayay guri uu degenaa Nin ay Ciidanku dileen isagoo Banaanbax ka qayb.

Read More
News in English

Mystery woman delivered arms to terrorists from Somalia, the Standard

Nairobi-KNN-A mysterious woman identified as Mariam Abdi who played a key role in the delivery of the weapons used in the Dusit D2.

Read More
Somali News

DEG DEG: Al-Shabaab oo Saakay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Baar Sanguuni

Kismaayo-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku bilowday gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyay waxaa ay ku weerareen saldhig ay militariga soomaaliya iyo kuwa.

Read More
Somali News

NISA oo sheegtay in ay gacanta ku soo dhigtay xubin ka tirsan Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska nabad Sugida iyo sirdoonka qaranka soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada amaanka ay Gacanta ku soo.

Read More