Day: January 19, 2019
Somali News

Qaraxyo lagu qabtay Boosaaso

Boosaaso-KNN-Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ee PSF  iyo booliska gobolka Bari ayaa saaka howlgallo xoogan ka sameeyay  qaybo ka mid ah xaafadaha kala duwan.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay dalka Mexico.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 21 ruux ayaa dhimatay halka 71 kalana ay dhaawacmeen kadib markii qarax ka dhashay mid kamid ah dhuumaha Shidaalka uu ka.

Read More
Somali News

Kenya oo sheegtay in qaxootiga soomaalida ay dib ugu laabtaan dalkooda.

Muqdisho-KNN-Gudoomiyaha Gobolka Tana River, Dhadho Godhana ayaa sheegay in dhamaan qaxootiga soomaalida ee ku sugan dalka Kenya ay tahay in dalkooda ay dib.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (19-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo Sheegtay in askar badan ay ku dileen Weerarkii Baar Sanguuni.

Muqdisho-KNN-War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa waxaa ay ku faahfaahiyeen weerarkii ay saakay ku qaadeen Saldhig ku yaala Deegaanka Baar sanguuni ee Gobalka.

Read More
News in English

Al-shabaab stormed Somali military base in lower jubba region

Kismayo-KNN-Heavily armed fighters of al-shabaab attacked Somali National Army base in Lower Jubba region on Saturday morning. The SNA officials told the state.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (19-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-Iqa Axmed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (19-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

SAWIRRO:- Jubbaland oo Sheegtay in Shabaabkii soo weeraray ay dileen.

Kismaayo-KNN-War lagu daabacay Warbaahnta ku hadasha afka Maamulka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay weerarkii saakay Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Baar sanguuni ee.

Read More
Somali News

DAAWO:-Muxaadaradii Sheekh Kenyaawi ee Koonis.

Muqdisho-KNN-Sheekh Maxamed Sh. Ibraahim Kenyaawi ayaa shalay  oo jimce aheyd waxaa uu dadweyne aad u fara badan kula halay ah magaalada Muqdisho gaar.

Read More