Day: January 25, 2019
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (25-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Garoowe.

Garoowe-KNN- Axmed Maxamed Islaam( Axmed madoobe) Madaxweynaha Maamulka Jubbaland iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal. Wafdiga madaxweynaha.

Read More
Somali News

Madaxweyne lafta gareen oo maanta gaaray Garoowe.

Muqdisho-KNN-Wafdi uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Maxamed Xasan (lafta gareen) ayaa maanta waxaa uu gaaray magaalada Garoowe ee Gobalka.

Read More
Somali News

Shan Qof oo aano qabiil loogu dilay Hiiraan.

Muqdisho-KNN-Inta la ogyahay  5 qof ayaa lagu dilay laba weerar oo aano qabiil ah, kaasi oo ka dhacay meel 25 KM duleedka koonfur.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (25-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Axmed Maxamed Ibraahim:-.

Read More
Somali News

Duqeyn ka dhacday Jilib oo lagu dilay Xubin ka tirsan Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-Howl-galka Maraykanka Afrika ee Africom loo yaqaan ayaa sheegay in Diyaaradahooda dagaalku ay Laba weerar ku qaadeen fariisimaha dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku leeyihiin.

Read More
Somali News

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Dhibaatada Ciidanka Kenya ay geystaan.

Muqdisho-KNN-Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ay ku hayaan Xarumaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, hawlaha muhiimka ah ee sannadkaan.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (25-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Wadahadallada Taalibaan iyo Maraykanka oo horumar laga gaaray

Muqdisho-KNN-Waxaa soo baxaya ifafaalo ah in horumar laga sameeyey wadaahadalladii Maraykanka iyo Taalibana ku dhexmarayey waddanka Qadar, taasoo keentay in dadka qaar ay.

Read More
Somali News

Dab khasaaro geystay oo ka kacay Suuq ku yaala Wadajir

Muqdisho-KNN-Faafaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dab xalay qabsaday suuqa weyn ee degmada wadajir ee Gobalka banaadir kaasi oo la sheegay inuu geystay.

Read More