Day: January 27, 2019
Somali News

Ciidamada Dowladda oo nin hubeysan ku dilay Taalada Daljirka Daahsoon

Muqdisho-KNN-Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya ayaa goor-dhaw toogasho ku dilay Wiil dhalinyaro ah oo ay sheegeyn inuu ku hubeesnaa Bastoolad islamarkaana uu doonayay inuu.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (27-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (27-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono.Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (27-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare]:- Farsamadii:-Cabdirisaaq Xasan.

Read More
Somali News

Shil gaari oo Maanta ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Shil gaari oo khasaaro geystay ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Degmada Xamar jajab ee Gobalka Banaadir. Inta la ogyahay 1 qof ayaa.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbland oo ku taliyay in la dhameeyo khilaafka jira.

Garoowe-KNN-Axmed Maxamed Islaam Madoobe Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo Xalay ka hadlayay  munaasabaddii lagu caleema saarayey madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo sheegtay in ay gaari gaashaman ka qabsadeen Ciidamada xoogga

Muqdisho-KNN-War ka soo baxay Al-shabaab ayaa waxaa looga hadlay gaadiid dagaal oo ay ka qabsadeen ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Al-Shabaab ayaa.

Read More
Somali News

Mareykanka oo dhisaya wado isku xirta Saldhigyadiisa Soomaaliya iyo Jabuuti.

Muqdisho-KNN-Wargeys lagu Magacaabo foreign Policy ayaa daabacay maqaal dheer oo ku saabsan in Mareykanku uu dhisayo Waddo isku xirta Saldhigyadda military ee uu.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{27-01-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinayaShiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

R/Wasaaraha Canada oo Eryay Safiirkii u joogay shiinaha

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaare Justin Trudeau ayaa eryay Safiirkii u joogay shiinaha, John McCallum. Cayrinta safiirka ayaa waxaa ay timid kadib markii ay Ra’iisul wasaaraha.

Read More