Day: January 30, 2019
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (30-01-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE (30-01-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta waxaa.

Read More
Somali News

Ajaaniib dooneysay iney ku biiraan Al-shabaab oo la qabtay

Muqdisho-KNN-Taliyaha Booliiska Kenya ayaa sheegay in la qabtay Ajaanib doonayay in ay Al-shabaab ku biiraan xilli ay ku sugnaayeen deegaano ku yaala xuduuda.

Read More
Somali News

Weerar ay dadi ku dhinteen oo lagu qaaday Masjid ku yaalo dalka Filibiin

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan labo ruux ayaa geeriyootay halka afarkalana ay dhaawacmeen kadib weerar ka dhacay Masjid ku yaalo koonfurta dalka Filibiin. Weerarka ayaa kadhacay.

Read More
Somali News

Hogaamiyaha mucaaradka Venezuela oo lagusoo rogay xayiraad dhanka safarka ah

Muqdisho-KNN-Maxkamada sare dalka Venezuela ayaa sheegtay in uusan dalka kabixi Karin hogaamiyaha mucaaradka dalkaasi Juan Guaidó kadib markii ay kusoo rogtay xayiraad dhanka safarka ah..

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (30-01-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Somali News

Safiirka cusub ee Soomaliya u fadhiya kuwait oo gaaray dalkaasi.

Muqdisho-KNN-Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwiat Danjire Cabdullahi Odawa ayaa garay caasimadda dalkaasi ee Kuwait City. Danjire Danjire Cabdullahi Odawa waxaa.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Ogaal (30-01-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Cabdullahi Maxamed Cal :- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-R/Wasaare xigeenka dalka”waxaa jira siyaasiyiin xanaaqsan”

Muqdisho-KNN-Mahdi Maxamed Guuled (Khadar) R/Wasaare xigeenka dalka oo xalay ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka Halka sano ee maamulka gobolka Banaadir.

Read More
Somali News

Waa sidee saakay xaalada Magaalada Jigjiga.

Muqdisho-KNN-Magaalada Jigjiga ayaa waxaa  maalmihii dambe  ka dhacayay rabshado ay soo abaabuleen dadka Itoobiyaanka ah ee ku dhaqan magaaladaasi, iyadoona lagu soo waramayo.

Read More