Day: May 1, 2019
Somali News

Akhriso:-Isku aadka Tartanka Iskuulada sare bisha Ramadaan ee KNN

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta la sameeyay isku aadka tartanka iskuulada sare ee magaalada Muqdisho oo bisha barakeysan ee Ramadaan oo maalma qura ah ay naga.

Read More
Somali News

Saraakiil iyo Dagaalamayaal Shabaab ah oo 24-saac Gudahood iska dhiibay Gobolada Hiiraan Iyo Gedo

Muqdisho-KNN-Inka yar 24 saac gudahooda  ayaa waxaa gobalada dalka iska soo dhiibay Saraakiil iyo dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo markii hore ka.

Read More
Somali News

Xubin sare oo ka tirsan Xisbiga Wadani oo Hargeysa lagu xiray

Hargeysa-KNN-Ciidamada Booliiska Somaaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay guddoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisbi mucaaradka Waddani. Maxamed Sidiiq Dhame ayaan ilaa hadda la garanayn.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo goordhow iscasilay

Muqdisho-KNN-Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya  ayaa goordhow ku dhawaaqay in uu xilkii iska Casilay. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa sheegay.

Read More
News in English

Norway’s Oil Agenda in Somalia

Mogadishu-KNN- Despite a national image of support to peace and development worldwide, a central agenda of Norway in Somalia for over a decade.

Read More
Somali News

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay Jubbaland.

Doolow-KNN-Labo Dhalinyaro Oo Ka Mid Ahaa dagaalamayaasha  Al-shabaab, Ayaa Isu Soo Dhiibay Ciidamada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Maamulka  Jubbaland Ee Gobolka Gedo, Gaar.

Read More
Somali News

Khilaaf soo kala dhax galay hogaamiyaasha mucaaradka iyo milatariga dalka Sudan.

Muqdisho-KNN-Hogaamiyaasha mucaaradka dalka Sudan ayaa ku baaqay dibad baxyo waawayn oo dalkaasi ka dhaco kadib markii ay sheegeen in golaha militariga dalkaasi ka.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (01-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Casharka Tafsiirka {01-05-2019}=suuratu Towba=Darsigii-21Aad-Q {238}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Dhambaalka Madaxweyne Farmaajo ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1da May

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Munaasabada Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May waxa uu dhanbaal u diray dhamaan shaqaalaha soomaaliyeed “waxaan ugu.

Read More