Month: June 2019
Somali News

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qatar

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo galinkii danbe ee shalay gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar ayaa kulan la.

Read More
Somali News

Guddoomiyihii degmada Warsheikh oo xilkii laga qaaday iyo Guddoomiye cusub oo loo magacaabay

Jowhar-KNN-Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Warsheikh ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamul.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (01-06-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (01=06=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (01=06=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  iyo Maxamed.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay khilaafka Soomaaliya iyo Kenya

Muqdisho-KNN-Raiisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa ka hadlay Xiisadda Siyaasadeed ee soo kala dhex gashay Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya. Abiy Axmed.

Read More
Somali News

Ra’iisul Wasaare Khayre oo safar ugu anba baxay dalka Qatar

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka jamhuuriyadda carbeed ee Qatar oo Soomaaliya xiriir dhow la leh..

Read More
Somali News

Wafdi ka socday QM oo Gaalkacyo u tagay Tacsida Sarkaal xalay looga dilay

Gaalkacyo-KNN-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa maanta magaalada Gaalkacyo waxa uu ku qaabilay Madax ka ka socotay Hay’adda UN OCHOA, kuwaas oo Gaalkacyo.

Read More
Somali News

Hogaanka Taalibaan-ka oo Sheegay in ay sii wadi doonaan Dagaalka Afgaanistaan

Muqdisho-KNN-Hogaamiyaha Ururka Talibaan ee ka dagaalama  Afganistaan ayaa balanqaaday Sabtigaan maanta ah in uu ururku sii wadi doono dagaalka illaa iyo inta ay.

Read More
Somali News

Ururka Xisbullah oo ka digay in la weeraro Iran

Muqdisho-KNN-Madaxa dhaq-dhaqaaqa Xisbullah ayaa ka digay in dagaal kasta oo lagu qaado Iran uu qasi karo gobolka Bariga dhexe. Xassan Nasrullah ayaa sheegay.

Read More