Month: June 2019
Somali News

WARKA DUHUR (01-06-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (01-06-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (01-06-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

Daadad ku dhiftay deegaano badan oo ka tirsan Puntland

Garowe-KNN-Deegaano badan oo ka tirsan gobolka Nuugaal ayaa laga soo sheegayaa Daadad xoogan oo kusoo rogmady, ka dib Roobab Mahiigaan ah oo saacadihii.

Read More
Somali News

Faah-faahin Dagaal ka dhacay degmooyinka Bardaale iyo Qansax-dheere ee Gobolka Bay

Baydhabo-KNN-Dagaalamayaal  ka tirsan  Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Saldhigyo Ciidamo ka tirsan Miltariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka koonfur Galbeed ay ku leeyihiin.

Read More
Somali News

Wasiirka Amniga Galmudug oo Shil ku galay duleedka magaalada Dhuusamareeb

Dhusa Mareeb-KNN-Duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa saakay ka dhacay shil khasaare geystay. Gaadiid uu la socday Wasiirka Amniga maamulka Galmudug.

Read More
Somali News

Kumanaan ruux oo dibad bax xoogan ka dhigay Caasimadda dalka Suudaan

Muqdisho-KNN-Tobonaan kun oo ruux ayaa wali wada dibadbaxyadii ay ka dhigayeen Caasimada dalka Sudan ee Khartuum. Dibadbaxa maalintii Jimcaha ka dhacay Khartuum ayaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-06-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim:- Farsamadii:– Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Oday dhaqameed lagu dilay degmada Afgooye

Afgooye-KNN-Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose xalay fiidkii hore waxaa lagu dilay Nin oday ah, kaasi oo si weyn looga yaqaanay Afgooye. Dabley.

Read More
Somali News

QM oo go’aamisay in 1,000 oo ka tirsan Howlgalka AMISOM laga saaro Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Golaha Amaanka ee QM ayaa go’aamiyay Jimcihii in illaa 1,000 Askari laga dhimo Ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee AMISOM xilli uu sii.

Read More