Day: January 3, 2020
Somali News

WARKA DUHUR (03-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cabdiqani.

Read More
Somali News

Guddiga doorashada Galmudug oo lagu wado in ay ku dhawaaqaan liiska Xildhibaanada Ahlu Sunna

Warar  soo baxaya ayaa sheegayo in la filayo in guddiga Doorashooyinka Galmudug ay si rasmi ah ugu dhawaaqaan Liiska Xildhibaanada Ahlu Sunna ee.

Read More
Somali News

Kenya oo sheegtay in weerar ka dhacay Lamu ay ku dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidanka Difaaca Waddanka Kenya ee KDF ayaa sheegay in ay dileen afar ka tirsan dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab sidoo kalena ay gacanta.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (03-01-2020)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cali Ibraahim Cabdullahi  Iyo Shiikh.

Read More
Somali News

Wiil Soomaali ah oo Aabihiisa ku dilay Jarmalka.

Wiil soomaali ah ayaa aabihiisa waxaa uu ku dilay dalka Jarmalka gaar ahaan magaalada Hamburg. Sida warbaahinta dalka Jarmalka ay baahiyeen, Wiilkan Soomaaliyeed.

Read More
Somali News

General Qassem Soleimani oo duqeyn lagu dilay

Madaxii Ciidamada cutub ka mid  ah ee Quds Force ee Iran, General Qassem Soleimani, ayaa aroortii hore ee subaxnimadan jimcaha ah lagu dilay.

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (03-01-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Kheyre oo xalay kulan la qaatay odayaasha dhaqanka ee Xeraale

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo weli ku sugan Magaalada dhuusamareeb ayaa waxaa uu xalay kulan la qaatay qaar kamid ah.

Read More
Somali News

Xaaf oo ka soo horjeestay qaab ay dowlaada u wado dhismaha galmudug.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa ka laabtay heshiiskii uu horey ula galay dowladda Federaalka. War-saxaafadeed uu.

Read More