Day: January 3, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (03 -01-2020)

Muqdisho:-KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{03-01-2020}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan.

Read More
Somali News

Muwaadiniinta Mareykanka ee dalka Ciraaq oo saacadaha soo aadan ka baxaya dalkaasi.

Tobonaan kamid ah muwaadiniinta dalka Mareykanka ee ka shaqeeya gudaha dalka Ciraaq ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan ay dalkaasi iskaga baxaan.Shaqaalahan.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (03-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo Farxiyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (03=01=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Cali Ibraahim.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (03=01=2020)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo aad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

DFS oo wada dadaalo ay dalka dib ugu soo celinayso maxaabiis Soomaali ah oo ku xidhan dalka Sacuudiga

Muqdisho-KNN- Qunsulka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta booqday xabsiga Shimees oo ku yaalla magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga,.

Read More
Somali News

Guddiga Doorashada Galmudug oo aqbalay xildhibaanadii ay soo doorteen Ahlu-Sunna

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa maanta oo Jimco ah waxa ay shaaciyeen in ay aqbaleen liiska labaatan xildhibaan oo Ahlu-Sunna ku matalaya, baarlamaanka labaad.

Read More
Somali News

Xayiraad la saaray garoonka diyaaraha ee magaalada Tripoli ee dalka Libya

Muqdisho-KNN-Sida laga soo xigtay masuuliyiinta garoonka diyaaradaha ee magaalada Tripoli ee dalka Libya, waxaa gebi ahaanba maanta xaniban shaqadii laga qaban jiray garoonkaasi..

Read More
Somali News

Hoggaamiyaha Iran oo hanjabaad u diray Mareykanka

Muqdisho-KNN-Hoggaamiyaha Iran Aayatulaahi Cali Khumeyni ayaa waxa uu ka hadlay dil uu Mareykanku u gaystay ku sarkaal sare oo reer Iran ah, kaas.

Read More