Day: January 5, 2020
Somali News

Dawladda Kenya oo sheegtay in ay soo afjareen weerar Al-Shabaab ku qaadeen dalkaasi

Muqdisho-KNN-Dawladda Kenya ayaa waxa ay warbixin ka soo saartay weerarkii ay dagaalamaaysha Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Lamu ee dalkaasi Kenya. War ka.

Read More
Somali News

DFS oo gargaar u dirtay gobolka Shabeellada Hoose

Muqdisho-KNN-Dawladda Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay gargaar u dirto dadkii ay fatahaaduhu ku saameen gobolka Shabeellada Hoos. Gargaar ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Turkiga oo ka hadlay duqayn ay dad ku dhinteen oo ka dhacday Libya

Muqdisho-KNN-Inta ka xaqiijiyay ilaa 28 ruux ayaa ku geeriyootay halka kuwa kalena ay ay dhaawacyo kasoo gaadheen, kadib duqayn lala beegsaday xarun militeri.

Read More
Somali News

General Qaasim Suleymaani oo maanta lagu wado in lagu aaso dalka Iran

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta dalka Iran lagu aasayaa Jeneraal Qaasim Suleymaani, kaas oo maalintii Jimcaha lagu dilay meel u dhaw garoonka diyaaraha magaalada Baqdaad ee.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (05-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (05-01-2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Maxkamad ku taala boosaaso oo xukun ku riday siyaasi iyo odayaal dhaqameed

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari, ayaa maanta xukunno isugi jira xabsi iyo ganaax lacageed ku ridday, siyaasi Muuse Cali Jaamac iyo odayaal.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (05-1-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdillahi Maxamad Cali :- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
News in English

Kenya says starts spraying of locusts seen as threat to food security

Kenya said on Saturday it had started aerial spraying in three counties in the country’s north to try to head off a locust.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo ku wajahan Garoowe.

Sida ay sheegayaan wararka  madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa lagu wadaa in beri uu tago magaalada Garoowe ee caasimadda.

Read More