Day: January 5, 2020
Somali News

Weerar lagu dilay dad badan oo ka dhacay dalka Libya.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 28 ruux ayaa dhimatay halka kuwo kalena ay ku dhaawacmeen kadib weerar dhanka cirka ah oo lagu qaaday iskuul militeri oo.

Read More
Somali News

Mareykanka oo ku goodiyey inuu weerarayo in ka badan 50 xarumood oo ay leedahay Iran.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ka digay in Mareykanku uu sida ugu dhaqsiyaha badan u bartil maamaydsan doono illaa 52 xarumood oo.

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (05-01-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Waare oo kulan isugu yeeray saraakiisha AMISOM ee G/Hiiraan

Beledweyne-KNN-Madaxweynaha maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magalada Beledweyne kulan kula qaatay qaar ka mid ah saraakiisha howlgalka midowga Afrika ee AMISOM kuwooda.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen xubnihii ka socday Bankiga Afrika iyo wasiir Beyle?

Muqdisho-KNN-Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ku soo dhaweeyay xarunta Wasaaradda Maaliyadda xubno ka socday Bangiga Horumarinta Afrika. Xubnaha.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xaaf: Xalka Galmudug waxa uu ku jiraa in Kheyre Dhusamareb ka tago

Gaalkacyo-KNN-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf  ayaa sheegay in Galmudug wixii hada ka dambeeya aysan ka soca doonin wax uusan raali ka aheyn..

Read More