Day: January 9, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (09-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdiqani-Cabdillahi Ibraahim:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad :-.

Read More
Somali News

Jubbaland oo sheegtay in xubno Al-shabaab ah lagu dilay Duleedka Kismaayo

Ciidanka Daraawiishta dowlad goboleedka jubbaland ayaa waxaa ay Howlgal qorsheeysan ka fuliyeen deegaano duleedka ka ah Magaalada Kisamayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Howlgalku.

Read More
Somali News

Xaaf oo eedeyn u jeediyay dowladda Soomaaliya

War saxaafadeed ka soo baxay Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa markale waxaa uu eedeyn kulul u jeediyey Madaxda Dowladda Federaalka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {09-01-2020}=Suuratu Xaj=Darsigii-10Aad-Q{413}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim :- Farsamada:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay howlgal xalay laga fuliyay Muqdisho

Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Ismaaciil Mukhtaar Cumar ayaa sheegay in Miinooyinka ay  qarxiyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran  ayna ku aasnaayeen dhulka,.

Read More
Somali News

Xaaf oo warqad cabasho ah u diray beesha Caalamka.

War qoraal ah oo  baxay Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa waxaa warqad cabasho ah loo gudbiyay xubnaha Beesha caalamka iyo.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo sheegay in laga hortagay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho oo ka hadlayay qaraxii shalay ka dhacay Magalaada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in qaraxaasi ay hortageen.

Read More
Somali News

Turkiga iyo Ruushka oo ku heshiiyay xabad joojin ka hirgasho dalka Libya.

Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhigiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa ku baaqay xabad joojin ka hirgasho dalka Libya si loo joojiyo.

Read More
Somali News

Heshiis la dhex dhigay beelo ku dagaalamay Hiiraan

Maamulka Hirshabelle iyo odayaasha gobalka hiiraan ayaa ku guuleestay in heshiis ay kala dhax dhigaan beelo ka soo kala jeeda Gobolladda Hiiraan iyo.

Read More