Day: January 9, 2020
Somali News

Deni oo ka horyimid sharciga batroolka Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaaciyay in Puntland ay gebi ahaanba qaaddacday Sharciga Batroolka Soomaaliya, oo ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka..

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (09-01-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ciidamada ammaanka oo xalay baaritaano ka sameeyey Warta Nabada.

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Alfa-group ayaa waxaa xalay ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen Xaafadda Xamar jadiid degmada Warta-Nabada ee Gobolka.

Read More
Somali News

Deni oo wadahadal ugu baaqay dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada.

Maamulka Puntland ayaa soo jeedisay, in ay wada-hadal isu’gu yimaadan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka, si loo xalliyo muranka iyo khilaafka.

Read More