Day: January 15, 2020
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {15-01-2020}=Suuratu Muminuun=Darsigii-03Aad-Q{418}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (15-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Cali Maxamed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Erdogan: Cashar ayaan u dhigi doonaa Jeneral Khalifa Haftar

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Turkey Reccep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inay cashar u dhigi doonaan jeneralka rabshoolaha ah ee Libya, Khalifa Haftar, haddii ciidamadiisa ay sii.

Read More
Somali News

Duqa Gaalkacyo oo ka soo hor jeestay xilka qaadistii uu ku sameeyey Madaxweyne Xaaf

Gaalkacyo-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in khilaaf hor leh uu ka soo cusboonaaday Gaalkacyo, kadib markii shalay madaxweynaha Galmudug uu.

Read More
Somali News

Shirkadda DP World oo mar kale ka guuleysatay dowladda Jabuuti

Muqdisho-KNN-Shirkadda ka howl-gasha dekedaha ee DP World, oo laga leeyahay waddanka Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay inay ku guuleysatay kiis sharci ah oo ay.

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (15-01-2020

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Xaaf oo bedelay maamulkii degmada Gaalkacyo golihii deegaankana kala diray

Gaalkacyo-KNN-Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay gudoomiyaha degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxuuna magacaabay guddoomiye iyo ku xigeen ku.

Read More
Somali News

Wasiiru dowlahii howlaha guud ee DF oo is-casilay

Dhuusamareeb-KNN-Wasiiru dowlaha howlaha guud ee xukumadda Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska casilay, maadaama uu ka mid yahay.

Read More