Day: August 2, 2020
Somali News

Madaxda Hirshabeelle oo lagu eedeeyay in ay caqabad ku yihiin shaqooyinka Baarlamaanka Hirshabeelle

Jowhar-KNN-Xildhibaan Sharmaake Xasan Ganey oo ka tirsan Baarlamaanka maamul goboleedka Hirshabeelle  ayaa waxa uu cambaareyn u jeediyay madaxda ugu sareysa maamulkaasi. Xildhibaan Ganey.

Read More
Somali News

DFS oo dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaali ah

Muqdisho-KNN-Dawlada Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed ,kuwaas oo in mudo ah ku xirnaa dalka Iran. Diyaarad siday in.

Read More
Faalooyin

FAALLO:- KHEYRE TAG EELSE REEB.!!!!

Muqdisho-KNN-Si kasta oo la isugu dayay in wax looga bedelo dhaqan siyaasadeedka Soomaaliya soo ragaadiyay ee mudada dheer la iska soo dhaxlayay, misna.

Read More
Somali News

Dab ka kacay degmada Boondheere

Muqdisho-KNN-Warar aan helayno ayaa waxa ay sheegayaan in dab uu ka kacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir. Dabkan ayaa waxaa la sheegay in.

Read More
Somali News

Magaalooyin ku yaala dalka Australia oo xaalad deg deg ah la galiyay kadib markii xanuunka Karoona uu dad badan soo ritay

Muqdisho-KNN- Xaalad deg deg ah ayaa lagu soo rogay dhawr magaalo oo ku yaala wadanka Australia kadib markii uu si xawli ah ugu.

Read More
Somali News

Dibadbaxayaal caraysan oo ku hor banaanbaxay xafiiska Raysal wasaaraha Yahuuda

Muqdisho-KNN- Kumanaan ruux oo caraysan ayaa ku hor banaanbaxay xafiiska raysal wasaaraha Yahuuda ee ku yaala magaalada ay xooga ku haystaan ee Qudus..

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (02-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (02-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (02-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdillahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (02-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Abdi Risaaq Hassan.

Read More