Day: August 2, 2020
Somali News

Madaxweyne Deni oo qorshaha cusub ee DF ku tilmaamay mid dalka dib u dhigaya (Khudbad)

Gaalkacyo-KNN-Madaxweynaha Puntaland Saciid Cabdullahi Deni ayaa xalay ka qeyb-galay munaasabadda xuska sanad-guurada 22-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii dowlad goboleedka Puntland, oo taariikhda.

Read More
Somali News

Jubbaland oo sheegtay in saraakiil Shabaab ah lagu dilay duleedka Cabdalla-Biroole

Kismaayo-KNN-Ciidamada Daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen tuulooyin ku dhow dhow deegaanka Cabdalla.

Read More
Somali News

Madaxweyne Waare oo xilkii ka qaaday qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada isagoo magacaabay xubno kale

Jowhar-KNN-Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabelle Maxamee Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday xubno ka tirsanaa golihiisa wasiirrda isagoo magacaabay xubno cusub. Madaxweyne Waare ayaa.

Read More
Somali News

Kooxda Arsenal oo markeedii 14-aad ku guuleysatay koobka ugu faca wayn dunida

Muqdisho-KNN-Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa xalay markeedii 14-aad ku guuleesatay koobka ugu faca wayn dunida ee FA Cup’ka. Ciyaartii kama dambaysta ahayd.

Read More
Somali News

Kiisaska Covid-19 ee dalka Koonfur Afrika oo kabatay nus milyan

In kabadan nus milyan kiis oo ah xanuunka Covid-19 ayaa laga diiwaan galiyay gudaha dalka Koonfur Afrika sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee.

Read More
Somali News

Madasha Xisbiyada oo si adag u eedeysay golaha wasiirrada hal arrina uga digtay Farmaajo

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa looga hadlay ansixintii golaha wasiirrada Soomaaliya ee dhismaha hey’adda Batroolka iyo xubno cusub oo lagu biiriyey.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (02-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More