Day: August 3, 2020
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya weerar lagu dilay masuul ka tirsanaa degmada Wanla-weyn

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan weerar xalay lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii dhanka Maaliyadda degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelada.

Read More
Somali News

Duulimaadyada caalamiga ah oo maanta dib u bilaabanaya

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in maanta dib lay u bilaaban doonaan duulimaadyada caalamiga, iyadoo la ilaalinaya sharuucda caafimaadka. Wasiirka Gadiidka.

Read More
Somali News

Xildhibaanada golaha shacabka oo maanta kulan ku leh Muqdisho

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta taariikhduna ku beegan tahay 3/8/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka.

Read More
Somali News

Taliye cusub oo loo magacaabay ciidamada AMISOM ee jooga dalka

Muqdisho-KNN-Midawga Afrika ayaa Soomaaliya u soo magacaabay taliye cusub oo badalaya Taliyihii hore Lt. Gen. Tigabu Yilma oo dhalashadiisu ahayd Itoobiyaan. Taliyaha Cusub.

Read More