Day: August 3, 2020
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (03-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (03-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdillahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay habraaca duulimaadka dibadda.

Wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliy ayaa maanta soo saartay habraaca safarada ee lagu hawlgalayo inta uu jiro cudur dilaaca COVID-19 si loo ilaaliyo.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo ku wajahan Galdogob

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa todobaadkan socdaalkii u horreeyay tan iyo markii la doortay ku tegaya Deegaanka Galdogob oo ka.

Read More
Somali News

DFS oo deegaanada Puntland ka celisay diyaarad siday Qaad oo ka timid Kenya.

Muqdisho-KNN-Dowladda Soomaaliya ayaa Puntland ka celisay diyaarad siday qaadka Miirooga, kaasi oo ka soo qaadday Kenya, sida ay ku warramayso warbaahinta Kenya. Maamulka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {03-08-2020}=Suuratu faadir Darsigii-06aad-Q{556}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (03-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Abdi Risaaq Hassan.

Read More
Somali News

Hogaamiyihii kooxda ugu xoogan Burcada dalka Meksiko oo gacanta lagu dhigay.

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka dalka Meksiko ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen hogaamiyihii kooxda gaangiistarada wadankaasi kuwaas oo rabshado xoogan ka waday bartamaha.

Read More
Somali News

Iran oo la sheegay in ay ka been sheegtay tirada dadka xanuunka Covid 19 ugu dhintay dalkeeda.

Muqdisho-KNN-Tirada dadka xanuunka Corona ugu dhintay wadanka Iran ayaa la’ogaaday in ay aad uga badantahay tan ay soo bandhigtay dowladda sida ku xusan.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (03-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More