Day: August 11, 2020
Somali News

Warbixin: Xogo dheeraad ah oo laga helayo qaabkii uu u dhacay weerarkii Xabsiga Dhexe

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar maxaabista xabsiga dhexe ee Muqdisho ee Shabaab-nimada u xirnaa ay shalay ka fuliyeen gudaha xabsiga.

Read More
Somali News

Mahdi Guuleed oo magacaabay guddi dabagal ku sameyn doona dhacdo xasaasi ah

Muqdisho-KNN-Sii-hayaha xilka Ra’iisul wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddi u magacaabay dhacdadii galinkii dambe ee shalay ka dhex dhacday xabsiga dhexe ee.

Read More
Somali News

Ruushka oo noqday dalkii ugu horeeyey ee soosaara dawada xanuunka COVID-19

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Ruushka Viladmry Puttin ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu ku guuleystay in uu soo saaro dawo lagu dabiibi karo dadka uu soo rito.

Read More
Somali News

Doorasho ka socota dalka Masar

Qaahira-KNN-Dadweynaha reer Masar ayaa maanta u dareeray goobaha cod-bixinta, waxayna dadkaas soo dooranayaan goalaha Aqalka Sare ee dalkaas Masar. Doorashadaan waxaa looga dareeray.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (11-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (11-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
News in English

Somalia vows probe as inmate kills 10 in Mogadishu jail

Mogadishu-KNN-Somali government has vowed to establish the circumstances under which an inmate at Mogadishu central jail acquired a gun and killed at least.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (11-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

C/raxmaan C/shakuur oo hey’ada NISA ku eedeeyay in ay fududeysay weerarkii xabsiga dhexe

Muqdisho-KNN-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warasame oo ah hogaamiyaha xisbiga Wadajir oo maanta warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada.

Read More
Somali News

Ciidamada Booliska Galmudug oo howlgal lagula dagaalamayo burcada ka sameeyay Dhuusamareeb.

Ciidamada Booliiska Dhuusamareeb ayaa xalay howlgal balaaran waxaa ay ka sameeyeen xaafadaha magaaladaasi, intii howlgalku socday ayaa waxaa barbar socday diiwaan galin lagu.

Read More