Day: August 11, 2020
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {11-08-2020}=Suuratu Yaasiin Darsigii-03aad-Q{562}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (11-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed.

Read More
Somali News

Trump oo lala cararay kaddib markii qof lagu toogtay meel u dhow Aqalka Cad.

Madaxwenaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in qof lagu toogtay goob u dhow Aqallka Mareykanka, kaddib markii uu ka baxay shir jaraa’id. Mr.

Read More
Somali News

Madaxwaynaha Lubnaan oo ka aqbalay is casilaada R/Wasaarihiisa.

Ra’iisul wasaaraha Lubnaan ayaa ku dhawaaqay in uu xilka iska casilay kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay magaalada Beyrut oo ay ku dhinteen in.

Read More
Somali News

Jubbaland oo sheegtay in xubno ka tirsan lagu dilay Jubbada Hoose

Ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay howlgalo qorsheysan ka fuliyeen deegaano hoosta magaalada Kismaayo ee  gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka ayaa waxaa.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (11-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Guddomiye ku xigeen lagu dilay Beledweyne

Koox hubeysan ayaa waxaa ay magaalada Beledweyne  ku dileen Guddoomiye ku xigeenkii Xaafadda Xaawo Taako. Guddoomiye ku xigeenka la dilay ayaa waxaa lagu.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in baaris deg deg ah lagu hayo sida uu u dhacay dagaalkii xabsiga dhexe

Sii haya Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in ay baaritaan dheeraad ah ku sameyn doonaan sababtii ka.

Read More
Somali News

Maxay ka shireen Guddiga joogtada ee golaha shacabka

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, oo Xalay Shir ku yeeshay Magaalada  Muqdisho, ayaa isku raacay in Ajendayaasha Golaha horyaalaa la.

Read More