Day: August 17, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (17-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdillahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

SAWIRRO:-Taiwan oo xafiis cusub ka furatay Hargeysa

Dowladda Taiwan ayaa maanta si rasmi ah  xafiis cusub oo  Dublumaasiyadeed waxaa ay ka furatay magaalada  Hargeysa ee Soomaaliland. Munaasabadda xariga looga jarayay.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo ka hadlay weerarkii ka dhacay hotel Elite.

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha dawlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)  ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii qaraxa ku bilowday ee shalay lagu qaaday hutelka.

Read More
Somali News

Q.M oo si kulul ugu hadashay weerarkii ka dhacay hotel Elite ee Muqdisho

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee shalay.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {17-08-2020}=Suuratu Yaasiin Darsigii-08aad-Q{567}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (17-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo qarax iyo weerar toos ah ku qaaday deegaanka Goof-gaduud buurey

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa saakay  waxaa ay weerar ku qaadeen degaanka Goof-Gaduud Buureey ee gobolka Baay. Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka.

Read More
Somali News

Dad badan oo ku biiray dibad baxyada ka socda Belarus.

Muqdisho-KNN-Dibad baxyada looga soo horjeedo madaxwaynaha wadanka Belarus ayaa waxaa ku biiray tobonaan kun oo ruux iyagoo dalbanaya in uu madaxwaynuhu is casilo..

Read More
Somali News

Doorashadii New Zealand oo dib loo dhigay xanuunka Covid-19 awgii.

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa ku dhawaaqday in dib loo dhigay doorashada guud ee wadankaasi saameenta xanuunka Karona awgii. Qorshaha ayaa.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (17-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More