Day: August 17, 2020
Somali News

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gedo

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax miino oo nooca dhulka la geligay ah uu ka dhacay maqaayad ku taala degmada.

Read More
Somali News

Sheekh Shariif “Marnaba ma aqbali doono in madaxda DF ay maalin kursiga sharci darro kusii joogaan”

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga waxa uu ku sheegay madaxda dowladda federaalka aysan qorshaha.

Read More
Somali News

Howlgalka Mareykanka oo la oggaaday in ay qeyb ka yiriin shirkado qandaraaslayaal ah.

Hay’ada Mashruuca Baahinta Dambiyada Abaabulan iyo Musuq maasuqa oo magaceeda loo soo gaabiyo OCCRP fadhigeeduna yahay dalka maraykanka ayaa waxaa ay soo bandhigtay.

Read More
Somali News

Meydadka shabaabkii weeraray hotel Elite oo weli yaala hotelkaasi.

Muqdisho-KNN-Weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu qaaday Hoteelka Elite oo kaabiga ku haaya xeebta Liido ayaa waxa uu geystay khasaare badan oo.

Read More
Somali News

Shirka Dhuusamareeb-3 oo lagu wado in uu furmo galabta ilaa caawa

Dhuusamareeb-KNN-In ka badan 48-saacadood waxaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ku sugan madaxweynaha Soomaaliya, inta badan madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo.

Read More
Somali News

Booliska Kenya oo xabsiga dhigay xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare

Nairobi-KNN-Seddax xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Sare ee baarlamaanka Kenya ayaa xalay la xiray, iyadoo maanta cod loo qaadayo qeybsiga dakhliga, sida laga.

Read More
Somali News

Eedeysane loo heystay dilka shan haween ah oo xabsi isku dhex dilay

Muqdisho-KNN-Mid ka mid ah labo eedeysane oo loo haystay inay shan haween ah ku dileen gobolka KwaZulu-Natal ee dalka Koofur Afrika ayaa isku.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (17-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo qarax ku dilay guddoomiyihii iyo taliyihii saldhiga deegaanka Goofgaduud buurey

Dagaalamayaal ka tirsan  Al-shabaab ayaa maanta  weerar  culus waxaa ay ku qaadeen  Deegaanka Goof-gaduud Buurey oo qiyaastii 30KM u jira Magaalada Baydhabo ee.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (17-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More