Day: August 23, 2020
Somali News

Maxaa looga hadlay shirka golaha amniga ee gobolka Bari?

Guddoomiyaha Gobolka Bari ahna Guddoomiyaha Guddiga Nabad Galyada Gobolka Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta waxa uu shir Guddoomiyay shirka Golaha Aminga Gobolka.

Read More
Somali News

Si haya R/wasaaraha oo la kulmay guddiga gaadiidka xamuulka ee Dekadda Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Dalka, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Maanta kulan la qaatay qaar kamid ah guddiga gaadiidka xamuulka ee Dekadda.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu laabtey Kismaayo.

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland. Madaxweynaha ayaa.

Read More
Somali News

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo mudeeyay doorashada Golaha Wakiilada & Golayaasha Deegaanka.

Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in waqtiga Doorashooyinka Golaha Wakiillada iyo Degaanka lagu heshiiyay kadib kulmo maalmaahan socday. Saddexda Xisbi Qaran & Guddiga.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Belarus oo ka digay dagaal ka dhaca dalkiisa

Muqdisho-KNN- Madaxweynaha Belarus ayaa waxa uu ka digay dagaal ka dhaca dalkiisa . Madaxweyne Alexander Lukashenko oo ka hadlayay arrimaha dhanka amniga ee.

Read More
Somali News

Caqabad intee la eg ayey dadka reer Dhuusmareeb ku qabaan isticmaal la’aanta Lacagta Shilin Soomaaliga?

Dhuusamareeb-KNN-In kastoo magaaladan uu ku socdo horumar dhan kasta leh, hadana waxa uu ganacsigeedu geb noqdaa markii ay anteenadu xumaato. Caqabada ugu weyn.

Read More
Somali News

Jubbaland oo sheegtay in khilaafkii ugu xumaa uu soo kala dhex galay madaxda Al-Shabaab.

Khilaaf aad u xoogan ayaa soo kala dhex galay  saraakiisha  ugu sareeya Al shabaab, taasoo sababtay in Hoggaamiyaha  ugu sareeya  kooxdaasi Axmed Diiriye.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo dhalinyaro iyo Odayaal ku gawracay gobolka Baay, amarro culusna ku soo rogay shacabka deegaanno hoos taga

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya tuulooyin hoos yimaada deegaanka Goof Gaduud Buurreey ee gobalka Baay, ayaa sheegaya in dadka ku nool  halkaasi ay wajahayaan dhibaatooyin.

Read More
Somali News

Haweeney Soomaali ah oo lagu xukumay dalka Jarmalka

Muqdisho-KNN-Maxkamad ku taalla dalka Jarmalka ayaa xukun ku riday haweeney Soomaali ah. Haweeneydan oo magaceeda lagu soo koobay Nimco ayaa waxaa lagu eedeeyay.

Read More
Somali News

Shirkadda TikTok oo dacwad ku soo oogaysa madaxweyne Trump

Muqdisho-KNN-Barta muuqaalka baahiyaha ah ee Shiinaha laga leeyahay ee Tiktok ayaa qaadaysa tallaabo sharci ah si ay uga hortagaan, xannibaadda uu ku soo.

Read More